portugal waxa ay ugudubtay nation league wareegiisa
dhamaadka waxa ay isgarteen in ay soo baxayaan
oo ciyaartoydii qaar ayaa ay soo fasaxeen.
Xulka portugal oo ciyaaryahanada qaar fasaxday
waxaana ka mida ragga ay fasaxeen cristiano, brune
fernandes, silva iyo pedro neto. maadaama ay
ciyaartii si fiican uga qayb qaateen.
raggan waxa loo ogolaaday in ay kooxohoodii dib
ugu laaban karaan.
macalinka martines waxa uu kasoo shaqeeyey premier
league waana uu garanayaa dhibka ay leedahay in ay
ciyaartoydu kaa tagaan xulalka markaa waa uu fasaxay.
oo ciyaartoy kale ayaa usii ciyaaraya intaa ka dhiman
dhamaadka nation league.
One Comment on “Xulka portugal oo ciyaaryahanada qaar fasaxday”
Comments are closed.