Amorim oo ka hadlay shir saxaafadadkii u horeeyey

Amorim oo ka hadlay shir saxaafadadkii u horeeyey
Amorim oo ka hadlay shir saxaafadadkii u horeeyey

Amorim ayaa hadlay oo yidhi anigu kooxda manchester
uniter hore ayaan udoonayey inaan helo waanan rabay
inaan mar uun macalin unoqdo.

markaa wax cadaadis ah, culays iyo cabsi aan wajahaayaa
oo ihaysaa ma jirto isla markaana aad dareemayaa.

waxa kale oo uu ku baaqay in aanay ciyaartoydiisu ku
ciyaarin cabsi oo iska saaraan in la yidhaahdo awalba
waa guuldaraysato.

Amorim sidoo kale waxa uu ka hadlay oo uu yidhi in aan
manchester united imaadaa waa challenge balse
aragtidaasi iguma jirto aniga.

Amorim waxa uu rabaa inuu seasonkan wax lala yaabo
uu dhigo balse horyaalka waxa kooxdiisa laga sareeyaa
13-dhibcood.

dadku waxa ay leeyihiin koox horyaalka laga sareeyo
9-dhibcood ayaa aan ku guulaysan karin horyaalka mise
waaba manchester oo dhibco badan laga sareeyo.

ee bal muxuu la iman doonaa amorim.

Amorim oo ka hadlay shir saxaafadadkii u horeeyey

One Comment on “Amorim oo ka hadlay shir saxaafadadkii u horeeyey”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *