Maqaalkan waxaan ku eegi doona xogag ku saabsan liverpool
todobaadkii dhawaa ee ay kulan ciyaareed la lahyd chelsea.
Liverpool
horta imika ma jirto cid liverpool uga fiican tahay liverpooshan
oo ma jirto taariikhda liverpol inta la aasaasay in 12-koodii
ciyaarood ee uhoreeyey seasonkan ay 11-ciyaarood ay babiyaan hal
ciyaarna laga guulaysto,
Waligeedna lama arag inta ay samaysay liverpol
iyada oo la arkay kulankii dhex maray liverpol iyo chelsea todobaadkii
hore ayaa hadana waxa ay warbaaahintu eedeeyeen oo ay slot-na {oo ah
tababaraha imika ee liverpol}, ayaa ay waydiiyeen slotow miyaanay
kula ahayn in markale ciyaarta lagaa haystay
mana umuuqataa inaanad ciyaarta haysanin runtii.
slot oo ka jawaabaya eedeenahaa ayaa yidhi wariye adiga ayey kula tahay
oo ciyaartana inta ubadan anaga ayaa haysanay position ahaan.
waxaanan si leeyahay hal ciyaar ayaa la idinka haystay waana ciyaartii
aanu la lahayn chelsea.
waxaanu slot ku daray hadalkiisa in ay chelsea mar uun
horyaalka ku tartami doonto mustaqbalka dhaw.
dadka qaar waxa ay is leeyihiin chelsea Goal-hayaheeda ayuunbaa dilaye
liverpool habeenkaa meel ayey saari lahayd.
slotna waa kii lahaa aniga chelsea uun baa ciyaarta
iga haysatay laakin may dhicin in ay koox kale iga
haysato positionka ciyaarta.
One Comment on “Liverpool oo eedaymo kulul loo jeediyey”
Comments are closed.