Neymar oo laga walaac qabo inuu tago horyaalada france ka.

neymar jr

Luis suares ayaa doonaya inuu saxiibkiis neymar uu ku biiro koox kamida kooxaha ka dhisan

horyaalka premier league, ciyaar-yahanka neymar ayaa ah ilaa maanta ciyaartoyka qiimaha
lacageed ee lagu iibsaday uu yahay kii ugu qaalisanaa waxaanu dhanaa qadar dhan 222 million
markii uu ka tagayey kooxdiisii hore ee barcelona 2017.
inkasta oo uu neymar dhaliyey goolal badan hadana ilaa weli muu gaadhin rejadiisii ahayd inuu
noqdo xidiga ugu fiican kubada cagta tan iyo markii uu ka tagay barcelona ,

waxaana lagu dhagay goolasha uu dhaliyey guud ahaan 436 goal.
jantuskan hoose waxa uu ku tusinayaa ciyaaraha uu ciyaaray iyo inta goal ee uu dhaliyey neymar:-

ClubsGamesGoals
Barcelona186105
Santos225136
Brazil124195
TOTAL 708 436

suares oo ahaa ciyaartoy ay kasoo wada ciyaareen kooxda barcelona ayaa la yaabay go’aanadiisa ku aadan
xagaa iyo horyaalka faransiiska , waxaanu jeclaa inuu ku biiro kooxaha ka dhisan horyaalka premier league
sida manchester city.


suares oo u waramay placartv ” saxiibkey neymar hadii uu doonayo inuu horumar gaadho ha utago oo ha
u ciyaaro kooxaha ka dhisan horyaalka premier league

halkaasi oo uu ku gaadhi karo ahdaafta uu leeyahay . “
sidoo kalena waxa uu raaciyey waraysigaa uu bixiyey oo ku daray hadalkiisa in horyaalka premier league
uu ka fiican yahay horyaalka faransiiska ayuu ku daray hadalkiisa..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *