waa kuma africankii ugu horeeyey ee hela ballond’or.
maqaalkeenan waxaan kaga waramaynaa ninkii ugu horeeyey
ee madow ah misana ku guulaysta abaalmanrinta ballond’orka.
Waa kuma africankii ugu horeeyey ee hela ballond’or
Xalay waxa xafladan lagu wacay afrikaanka kaliya ee ku
guulaystay abaalmarinan waana Georgi weha, ahaana
madaxweynihii hore ee wadanka liberia (laybeeriya).
sababta ninkan loogu marti qaaday ayaa ah yaanay dadka
madow is odhanin ninka vini jonour ah waxa loogu diiday
abaalmarinta waa nin madow oo sababtan ayey ubalamiyeen.
waxaana xalay uu sheegay bandhigihiisii hore ee waayihiisii
ciyaaraha, kim ayuuna ku amaanay Tottenham inuu taageero,
Georgi weha waxa uu yidhi waxa jira kooxo badan oo aanan
wali uciyaarin balse aan taageero u ahay sida jeventus oo kale.
sidoo kale waxa uu uhambalyeeyey raggi soo gacan qabtay
waxaanu yidhi way mahadsan yihiin anigoo dal afrikaan ah ka
imid oo dagaalo iyo rabshado ka socdaan ayaan si
adag ushaqeeyey oo aan ku guulaystay ballond’or.
George weha ayaa ku dhawaaqay cida heshay
ballond’orka misana gacantiisa ku gudoonsiiyey Rodri.