Sababta u weyn ee Erikten hag shaqada looga cayriyey.

Sababta u weyn ee Erikten hag shaqada looga cayriyey

Sababta u weyn ee Erikten hag shaqada looga cayriyey.

ninkani tababarnimadii manchester united ayaa uu waayey.
waxa la arkay shafi oo cunugiisii yaraa wado garanka
manchester ayey xaaskiisii baraha bulashada soo


galisay, isaga oo si maldahan usheegaya inuu noqonaya
macalinka cusub ee man-United.

Sababta u weyn ee Erikten hag shaqada looga cayriyey.

Ten hag Habka uu u maareeyay taktikooyin kiisa ayaa ahaa mid aan
joogto ahayn, taasoo ciyaartoyda iyo taageerayaasha ka dhigtay

kuwo aan hubin waxa kooxda laga filayo.

Manchester United ayaa ku dhibtootay dhanka daafaca xilligii Ten Hag,
iyadoo khaladaad isdaba joog ah iyo nidaam difaac oo liita ay kooxdu ka dhigtay
mid la imaata natiijooyin xun, taasoo dhalisay shaki ku saabsan hogaankiisa.

Ninkani waxa laga cayriyey tababarnimada markii ay
kooxdiisu kabixi waysay guuldarooyin isdaba joog ah
waxaanu kooxda ka tagayaa iyada oo man-united lagu
leeyahay goalal dayn ah misana joogta kaalinta 14-aad
ee premier league.

Sababta u weyn ee Erikten hag shaqada looga cayriyey

mid kale ayaa jirta waxa uuna suuqa ku bixiyey intii
uu gacanta ku hayey man-united cadad lacageed dhan
616-Million, waxa kaliya ee ka badnayd chelsea oo iyadu
suuqa ku kharash karaysay 1.03-Billion.

manchester united way isku toosi laadahay tan iyo
intii uu Sir Alex Ferguson waxa shaqada laga cayriyey
tababarayaal badan oo kale ah:-

1 : David moyes

2 : Ryan giggs

3 : Louis gaal

4 : Jose mourinho

5 : Ole gunner solskjaer

6 : Micheal carrick

7 : Ralf Rangnick

8 : Erik ten hag

hadaba adigu maxaad umalaynaysaa in ay tahay

Sababta u weyn ee Erikten hag shaqada looga cayriyey

nagula wadaag faaladaada commentiga hoose Mahadsanid.