Rodri 41 cod kaga helay vini jonour ballond’orka
waxa saacadihii dambe lasoo saaray wararka ku
aadan dhannkaa iyo ballond’orka iyo sida uu rodri
ugu guulaystay.
Rodri waxa uu ka saramaray vinicius jonour 41 cod
waxaanu kaga qaaday 41-dhibcood.
Nimanka abaal marinta bixinayey waxa ay soo saareen
codadka qofkastaa dhiibtay iyo sida loo kala helay.
majalada faransiiska kasoo baxda waxa ay sheegtay
in 3-journalist aanay xitaa vini jonour ku darin
10-ciyaaryahan ee ugu fiican ballond’orka.
markaa vini jonour waa lagu kala qaybsamay qaar waxa
ay lahaayeen waa uu uqalmayey vini ballond’orka.
qaar kalena waxa y lahaayeen vini jonour xitaa
umuu qalmayn 10-ka ciyaaryahan ee ugu fiican ballond’orka.
One Comment on “Rodri 41 cod kaga helay vini jonour ballond’orka”