Pep Guardiola oo stress u dhimanaya
marka ay dadka qaar dhahayaan pep guardiola stress
ayaa uu udhimanayaa been ayaad umalaynaysaa laakiinse
dhab weeyaan runtii.
waxa aad arkaysaa pep guardiola oo daacadii madaxa
haysta oo runtii wejigiisu si kale u eeg yahay
oo kooxo yar yar ayaa ninkan madaxa xanuujinaya.
markii guardiola lagu dhahayey dadka aduunka ayaad
usababaysaa in ay naftooda dilaan taasi been may ahayn
ee xaqiiq ayey ahayd.
markaa ninkan samir ma hayo oo sawirka calool xumada
ah ee aad habeenkaa qaadayso isaga ayaa kuu samaynaya.
mourinho markii uu hada ka hor lahaa ninkan kubada kuma
raaxaysto oo hadii uu ku raaxaysto bisaaradan may
saarnaadeen oo timaha madaxiisu kamay yaaceen run ayey
ahayd hadalkaa jose mourinho.
Pep Guardiola oo stress u dhimanaya Akhriso maqaalka xiga MAHADSANID