pep guardiola oo noqday qof nervious ah

pep guardiola oo noqday qof nervious ah
pep guardiola oo noqday qof nervious ah

Pep guardiola ayaa imika warbaahintu ay ku dhiban
yihiin qaabka ay uwaraystaan

markaa todobaadkan ruben amorim waxa la leeyahay
pep guardiola ayaa uu bari doonaa qaabka adiga oo

dhoola cadaynaya islamrkaana waji furfuran warbaahinta
looga hor hadlo loona noqdo qof bashaasha.

pep guardiola ayaa saacadihii ambe yidhi waan ogahay
inaan maalmahan dambe noqday qof nervious ah

xitaa si fiican uma seexdo oo si xun ayaan useexdaa
runtii

laakiinse waxa aan ahay tababarihii 5-bilood ka hor
premier league ku guulaystay balse guardiola waxa uu
wali rajaynayaa inuu dib usoo celin karo kooxda.

pep guardiola oo noqday qof nervious ah akhriso maqaalka xiga MAHADSANID

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *