Pep guardiola ayaa dib uasxeexay heshiiska man city
pep guardiola ayaa mar kale sii joogi doona man city
kadib markii uu heshiiska dib usaxeexay waana lawada
ogaa inuu sii joogi doono.
wax aanu yidhi waxaan dib heshiiska ugu saxeexay oo aan
usii joogi doonaa inaan dib ka saxo 4tii-ciyaarood ee
ay guuldaradu isoo gaadhay.
guardiola ayaa la waydiiyey ka waran hadii ay man city
lagu celiyo heerka hoose seasonkan mala aadaysaa.
waxa uuna yidhi intii aanan heshiiska saxeexin
6-bil kahor ayaan ka warqabay in lawada aadayo
heerka hoose ee serio B.
waa la aadayaa serio B xitaa xagaaga dambe waxa
laga yaabaa anigaygaa aad premier league ka
waraysanaysaan in aan jameship ley iska noqdo waa
laga yaabaa.
markaa pep guardiola may jirin markii uu heshiiska
saxeexayey qotob ah inaanu raaci doonin kooxda hadii ay
ku laabtaan heer hoose.
balse waxa uu yidhi diyaar ayaan u ahay oo waa aan
raacayaa hadii ay aadaan.