Maxamed saalax oo buuq ku furay liverpool
maxamed saalaxa ayaa ku yidhi madaxda liverpool iisheega
warcad hadii aydaan heshiis ga saxeexanayn december
ayaa la marayaaye .
anigayga sidaa idiinku dadaalaya in aanan mustaqbalkayga
ogayn waxaan idinka filayey ma aha liverpooley.
saacadihii dambe maxamed madaxa ayaa uu isku galiyey
taageerayaasha liverpool iyo madaxdeeda.
markaa waxa uu leeyahay december ayaa la marayaa
ee inta aan janaury la gaadhin go’aankiina iisheega
hadii aan fasax idinka ahayd kooxda aan rabo ayaan
ku biirayaaye.
saalax waa hadalkiisii udambeeyey ee uu ku yidhaahdo
liverpool heshiis ha keento ama waa ka socdaa.
waxa kale oo uu yidhi ugu yaraan december ayaa la
marayaa kamana helin wax dalab ah inaan kooxda sii
joogayo iyo inaan fasax ka ahay.