man-city oo si ulakaca ku ogolaaday in lagaraaco.
xalay taageerayaasha kubada cagtu waxa ay leeyihiin
si ulakaca ayey manchester city iskaga reebtay oo ay
waliba ka hadheen crew cup-ka, aaway xanaaqii aaway niyad
jabkii m jirto waaxaasi aayar ayaa la qoslayey markaa
sanadkan qorshe kale ayey wataan.
man-city oo si ulakaca ku ogolaaday in lagaraaco.
pep guardiola isaga oo ka cabaadaya dhawacyada waxa uu yidhi
waa seasonkii ugu dhaawaca badnaa seasonkani oo waligay ma arag.
waxanu sheegay in 9-sano oo uu joogay man city seasonkan
oo kale aanu hore u arag.
markaa niman kani waxaad moodaa in ay uciyaarayeen sidii
iyaga oo leh tartamahan faraha badan inaga soo kooba,inkastoo
Tottenham ay caadi ugaraacday oo ay ka adkaday man-city.
markaa seasonkan man city dhaawacyo badan ayaa haysta
oo imika waxa ka dhaawacan ku dhawaad 8-ciyaartoy
oon kal ah akenji, walker, pop, rodri, safinho
iyo kuwa kale.
walow saacadihii dambe la sheegat akenji oo leh
waxaan rajaynayaa in aan bari tababarka kusoo
laabto oo aan ciyaaro todobaadkan.
One Comment on “man-city oo si ulakaca ku ogolaaday in lagaraaco.”
Comments are closed.