Ma umalaynaysaa in ay Liverpool noqonayso musharaxa kowaad ee horyaalka ?

liverpool

maqaalkan waxaan kaga warami doona kulanka adka loo sugayo
ee dhexmari doona arimaha ku aadan Arsenal iyo liverpol.

Liverpool


waxa la leeyahay liverpool hadii ay doonayso in ay sanadkan ku
guulaysato horyaalka waa in ay suuqa ugashaa bisha january.

slot ayaa seasonkan hogaaminaya horyaalka waxayna raabaan in ay
manchester city daaqada ka tuuraan, oo 4-sanno oo isku xiga
horyaalka qaadaysay waxayna raaban liverpoll in ay kii shanad ka diidaan.

James-carl waxa uu leeyahay hadii ay liverpol doonayso in ay
ka diido man-city inay qaado kii shanaad ee horyaalka waa inay
suuqa galaan january oo ay is adkeeyaan oo ay soo iibsadaan
Warien-ateitien oo ah weerer khadka dhexe ah soona gadaan.

marka la eego kooxaha kale sida manchester city iyo arsenal
ragg wax abuuraya ayey haystaan waxa ay caawiyaan iyo waxa
ay dhaliyaanba.

liverool

markaasi haday rabaan liverpool in ay ku guulaystaan
waan in ay suuqa galaan january oo ay is adkeeyaan ayuu yidhi.

slot waxa uu saacadihii dambe yidhi waa in
aan kas ku badinaa amaba aan ku baraajeynaa
garoonka arsenal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *