liverpool seasonkan markii uu bilaabmayey premier league
chance-ka lasiiyey aad ayaa uu uyaraa saadaasha markaasi
liverpool la siinayey xitaa may ahayn saadaal horyaalka
premier league lagu qaadi karo.
maanta liverpool ayaa loo wada saadaalinayaa dadka saadaalinaya
waxa ay leeyihiin sanadkan liverpool iyada ayaa ku
guulaysanaysa horyaalka.
Liverpool oo loo saadalinayo inay helayso horyaalka
halka chance-ka manchester city ay ku qaadi karaysay markii
hore horyaalka uu ahaa 82.2%, imikana waxa uu joogaa
chance-ka ay ku heli kartaa premier league 36.2% aad ayaa
uu uyar yahay.
markaa liverpool chance-keedu waxa uu kordhay 10-laab
intii markii hore loo saadaalinayey markii horyaalka
bilaamayey 15/august waxa ay ahayd 5.1% oo kaliya imika
iyaga ayaa ucadcad horyaalka sanadkan.
saadaalinta premier lague markii hore bilawgii horyaalka
iyo saadaalinta hada farqiga udhaxeeya.
15 / August | 10 / November |
man city 82.2% | liverpool 59.3% |
Arsenal 12.2% | man city 36.2% |
liverpool 5.1% | arsenal 4.1% |
waana saadaalinta super computer.
Liverpool oo loo saadalinayo inay helayso horyaalka
One Comment on “Liverpool oo loo saadalinayo inay helayso horyaalka”