Laila : Neymar waa cusbitaalay cid ubaahan maleh

Laila : Neymar waa cusbitaalay cid ubaahan maleh

madaxweynaha kooxda pelmars laila waxa ay tidhi
neymar waa nin cusbitaalay ah oo cid ubaahan maleh.

Kooxdiisa sucuudiga ee al-hilaal waxa ay sidoo kale
tidhi anagu neymarow janaury waa aan ku fasaxaynaa
kharsh ayaa uun na kaga baxa ee imika noo kuma ciyaaro
sidii aanu ka doonaynay.

Neymar waxa xitaa laga diiday xulkiisa brazil.

hadii ay kooxda al-hilaal fasaxdo janaury xitaa meel
uu aadayo lama yaqaan.

Yurub meel uu ka tagi karo lama garanayo balse
waxa laga yaabaa inuu messi ka daba tago oo uu aado
dhankaa iyo ameerika.

Laila : Neymar waa cusbitaalay cid ubaahan maleh

Markii hore waxa la islahaa neymar waxa qaadan doonta
kooxda ugu halista badan ee palmers balse madaxweynahooda
ayaa ka hadashay oo tidhi Neymar kuma soo biirayo pelmars.

sababta oo ah kooxdeenu maaha waax caafimaad ee markaa
anagu waxaan rabnaa nin marka uu maanta yimaado kooxdayada
hore ka ciyaari kara ninkaasi ayaa aan ubaahan nahay.

Laila : Neymar waa cusbitaalay cid ubaahan maleh

One Comment on “Laila : Neymar waa cusbitaalay cid ubaahan maleh”

Comments are closed.