kulanka argentine iyo peru yaa ku awood badan
caawa sidoo kale waxa ciyaaraya Argentine iyo
peru xili ay argentine ku halis badan tahay kulankan.
maxaa yeelay argentine waxa ay badisay 37-jeer
oo ka mid ah 58-kulan ee udambeeyey ee ay wada
ciyaareen labada wadan 7na waxa badisay peru.
mida kale 2-guuldarro ayaa argentine soo gaadhay
4tii ciyaaroode ee udambeeyey isreeb reebka
koobka Ameerika.
messi maalmahan dambe marada ayaa ka dhacsan waana
sababta oo uyidhi nasan maayo oo ciyaarta waxaan
ku bilaabanayaa safafka hore.
mararka qaar odaygu waa uu iska nasan jirey balse
nasashadaasi ma jirto ayaa uu yidhi.
sidoo kale caawa waa ciyaartii udambaysay ee
xulalka ilaa laga gaadhayo march wax xulal ah oo
la ciyaari doona ma jireyso.
messi waxa uu sidoo kale leeyahay caawa waa in aynu
ku macasalaamaynaa xulalka inaga oo guulaysana.
2 Comments on “kulanka argentine iyo peru yaa ku awood badan”
Comments are closed.