kooxda real madrid ayaa targetka kowaad ka dhigtay helida Trent Alexander-Arnold

Carlo Ancelotti

Real madrid

Real madrid ayaa la sheegayaa inuu target kooda kowaad uu yahay helida ciyaaryahanka khadka difaaca
ee kooxda liverpool ee lagu magacabo Trent Alexander-Arnold , sidoo kalena waxay real madrid samaysatay

arnold


plan B oo ay ku doonayso in ay ku hesho ciyaar yahano khadka difaaca ah sida :

difaacii hore ee manchester city iyo weliba ciyaar yahan kale

oo u ciyaara hada kooxda tottenham .
tani waa qorshaha labaad ee udagsan kooxda real madrid oo ay rabto in ay ku dhaqaaqdo hadii ay waydo
targetka kowaaad oo ah ciyaaryahan arnold oo iska soo xadirin doona marka uu heshiiska kasoo dhamaato
isaga oo kusoo wareegi doona bisha january kooxda real madrid.
sidoo kale waxay doonayaan in ay helaan ciyaar yahnka blancos oo ay isku koox haada yihiin ciyaaryahanka reer portugal ee cristiano ronaldo,
ornaldo ayaa la filayaa in ay real madrid ay ku doonayso xili ciyaareedkiisa sanadka cusub inuu ugu ciyaaro
si free ah oo aanay wax lacag ahi kaga bixin.

arnold

waxa laga sheega dadka ka faallooda arrimaha ciyaaraha ayaa yidhi ” hadii uu arnold uu noqon lahaa ciyaar yahan
bayc ah ( iiba ah ) uu noqon lahaa ciyaar yahankii abid ugu qaalisanaa oo uu dhaafi lahaa scor-kii uu xidhay
ciyaaryahan neymar { kaasi oo lagu iibsaday qiimo dhan 222 million } laguna iibsan lahaa isaga siday ay saadaaliyeen 300 million “

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *