sanadkan premier league dhaawacyo ayaa kooxaha
wareeriyey.
maqaalkan waxa aynu kaga warami doonaa kooxaha ugu
dhaawaca badan horyaalka premier league iyo inta
ciyaarood ee ay ka baaqdeen.
Kooxaha ugu dhaawaca badan horyaalka P. league
Manchester united
Shaw, malacia, maguire, eriksen, evans, hojlund,
lindelof, mount iyo Yoro.
waxa ay ciyaaryahan nadani ka maqnaayeen garoonada 57-ciyaarood.
Manchester city
Ake, bobb, the bruyne, foden, grealish, rodri, dais,
savinha, walker iyo daku.
waxa ay ciyaaryahan nadani ka maqnaayeen garoonada 42-ciyaarood.
Arsenal
Tomiyasu, merino. odegaard, saka, timber, calafiori,
gabriel, jesus iyo white.
waxa ay ciyaaryahan nadani ka maqnaayeen garoonada 38-ciyaarood.
Tettenham
Odobert, son, van der van, werner, spence, solanke,
davies, bentancur iyo richarlison.
waxa ay ciyaaryahan nadani ka maqnaayeen garoonada 30-ciyaarood.
Aston villa
Barkley, cash, carlos, kamara, konsa, mcginn,
mings iyo onana.
waxa ay ciyaaryahan nadani ka maqnaayeen garoonada 26-ciyaarood.
Liverpool
Alisson, chiese, jota, elliott iyo jones.
waxa ay ciyaaryahan nadani ka maqnaayeen garoonada
24-ciyaarood.
Chelsea
Sancho, gusto, james iyo lavia.
waxa ay ciyaaryahan nadani ka maqnaayeen garoonada
15-ciyaarood.
One Comment on “Kooxaha ugu dhaawaca badan horyaalka P. league”
Comments are closed.