Garsoore aflagaadeeyey oo caayey liverpool

Garsoore aflagaadeeyey oo caayey liverpool
Garsoore aflagaadeeyey oo caayey liverpool

David coote garsoorihii todobaadkan liverpool ciyaarta
uhayey ayaa ciyaaraha laga joojiyey ka dib markii baraha
bulshada lasoo dhigay video uu ku aflagaadaynayo kooxda
liverpool iyo columb.

Garsoorahan ayaa shaqada bilaabay 2003 kamana diwaan
gashana xidhiidhka UAFE, waxaana shaqada looga joojiyey
si kumeel gaadha ilaa amar dambe.

Lama ogola garsoorayaasha in ay nacayb umuujiyaan
kooxaha tartamaya inta garoonka lagu jiro oo uu si
cadaalad ah umaamulaan ayaa laga rabaa.

Video-ka ayaa laga duubay isaga oo usheekeynaya qof mana
uu is ogayn in waxa laga duubayo, waanu caayey liverpool
iyo columb .

markaa xidhiidhka England waxa uu eegayaa in uu video-ku
yahay mid dhab ah iyo inuu yahay gacan ku samays { artificial
intelligence } inta aanay go’aan ka qaadan qaladkiisa.

Garsoore aflagaadeeyey oo caayey liverpool

One Comment on “Garsoore aflagaadeeyey oo caayey liverpool”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *