ciyaartoy westhum ah oo shil baabuur galay
Westhum United laacibkeedii michail antonia oo ahaa
ninka ugu taariikhda badan goolasha horyaalka
premier league.
ayaa shil baabuur galay saacdihii dambe waxa aanu
hada ku jiraa cisbitaalka .
ninkan oo ah 48-jir ayaa ahaa markii uu shilka
galayey nin cabsan.
marka lagu jiro bishan december waa bisha ugu
cabitaanka badan bilaha kale marka la eego
qolyahan gaalada ah.
waxa ay sameeyaan cabista ugu badan ee khamrada
inta lagu jiro bishan .
wax warbixin ah oo dhamaystiran lagama hayo machail
balse waxa la sheegaa inuu shil aad udaran uu galay.
ciyaartoy westhum ah oo shil baabuur galay akhriso maqaalka xiga MAHADSANID