kulankii turkiga ee caawa
caawa waa habeen weyn run ahaantii iyada oo ay saacadihii dambe
ay turkiga ay ku dagaalameen ka hor inta aanay ciyaartu bilaabmin
taageerayasha labada dhinac ee manchester-uneited iyo fenerbahsi oo
dagaal culus ayaa ka dhacay kulanka caawa kahor.
Runtii waa kulan xamaasad weyn wada, ciyaartoygii hore ee man-United
iyo macalinkii hore ayaa ka hor imanaaya, mario,fireth,amranbath iyo ragg kale.
lakin waxa kaa yaabinaysa in manchester oo caawa jooga turkiga ay 20-keeda
ciyaaryahan ay ku jiraan 3-ciyaaryahan oo khadka dhexe ah oo kala ah:-
- Casemiro.
- Christian Erikson.
- manuel ugarte.
xili uu mario qabo in man-united ay ugu cad-cadahay sanadkanku guulaysiga
European leageu waxaanu leeyahay ” koobkan aanu anagu ciyaarayno laba musharax
uun baa ucad-cad waana Manchester iyo Tottenhum.
wallow Tottenhum loo saadaalinayo qaadida European league oo ay tahay kooxda
ugu sii cad-cad koobkan, waliba tan iyo 2008-dii koob kuma aysan guulaysan
waana sababta uu ugu tagay Motrich kooxdan 2011-kii isla markaana ah maanta
ninka ugu koob qaadista badan Real Madrid.
mario ayaa yidhi hadii Man-City laga ganaaxo horyaalka premier league
waxa farxad iinoqonaysa inaan manchester koobka la qaaday.
dhibcihii ugu badnaa ee ay manchester United heshaa waxa ay ahaayeen
81-dhibcood oo Mario gaadhsiiyey.
caawa waa waa jimce ah xabiibkena maxamed aynu kuwada salino { ﷺ }.
3 Comments on “taageerayasha labada dhinac oo dagaal ba’ani dhexmaray.”
Comments are closed.