Arsenal waxa loo sheegayaa in aanu dhibteedu ahayn
manchester city balse ay tahay liverpool oo in badan ahayd
tartamayaasha qarsoon imikan ah hogaanka premier league.
Arsenal oo ogaaday dhibkeedu in aanu ahayn man city
Tababarihii hore ee chelsea ayaa yidhi Arsenaley
waa in aad ku ducaysataan in aydaan mar kale waayin
odgaard.
sababta oo ah hadii aad waydaan dhibaato ayey idinku
tahay in 3-bilood oo kale waydaan.
Seasonkan waxa yaableh horyaalka premier league
oo maraya November oo hadana kooxo badan is
dhiibayaan.
manchester city ayaa ka mida kooxaha ku dhawaaqay
in y isdhiibeen oo una hambalyeeyey kooxda haysa
hogaanka premier league ee liverpool.
Arsenal iyo manchester city inta ay iyagu isku
mashquulsanaayeen ayaa ay liverpoolna fursad u aragtay
oo ay ka faa’idaysatay.
One Comment on “Arsenal oo ogaaday dhibkeedu in aanu ahayn man city”