Antony ayaa saacadihii udambeeyey ayaa isaguna
wakiilkiisu xaqiijiyey inuu run ahaa warkii maalmahan
dambe la sheegayey ee ahaa.
Antony ninkii hada ka hor ay rabtay liverpool 2022
inuu colomb rabay in maxamed saalax 2022 madaama
uu heshiiska saalax uu gabogabo ku dhawaa inuu
ku badelo ninka la yidhaahdo antony.
Antony ayaa imika vlob ku ah kooxda manchester united
oo uu hada joogo.
markaa wakiilkiisu waxa uu leeyahay warkaasi sheegay
arintaasi run ayaa uu ahaa.
wakiilku inuu saacadan warka yidhaahdo waa run
waxa uu dadka si maldahan ugu sheegayaa in ninka ay
ku tilmaameen inuu yahay vlob ay xitaa liverpool
hada ka hor doonaysay.