Ruben Amorim oo yidhi kulanka caawa ka dib waxaan
sheegi doona warkayga ku aadan mustaqbalkayga ku saabsan
inaan macalin unoqdo manchester United oo mudo isugaysay.
oo markaa go’aankiisa waxa ka dhiman ciyaarta caawa ay
lisbon la leedahay manchester city kadib ayaa la
shaacin doonaa.
Amorim waxa uu yidhi anigu waan jecelahay wax walba
oo ku saabsan horyaalka premier league waa horyaal
aan ka helo ayuu yidhi.
Amorim ma iman doona united 11/november
waraysi uu xalay bixinayey ayaa lagu yidhi ka waran
Man Uinted, kadib ciyaarta bari ayaan wax walba oo ku
saabsan sheegi doonaa ee imika ciyaartaa ayaan xooga
saarayaa ayuu yidhi Almarond.
Waxa la sheegaa inuu hashiisku dhacay oo 100% iman
doono 11/November manchester marka xulalka la aado
kulankiisa uhoreeyana waxauu leeyahay 24/November.
Intaa ka horeeya Nisterlooy ayaa sii ahysan
doona manchester waxa aanu noqon karaa nisterlooy
plan B hadii natiijadiisu wacnaado oo la kaga maarmo
heshiiska Almarond.
maxay adiga akhriste ku la dahay Amorim ma iman doona united 11/november
One Comment on “Amorim ma iman doona united 11/november”