Amorim ayaa beeniyey inaanu marna doonayn inuu noqdo bedalka pep guardiola
Ruben oo ka hadlay kulanka ay la leeyihiin pep
guardiola ee dhacaya todobaadkan
waxa uu sidoo kale sheegay in aanu udhawaan hadal
lagu xantay ee ahaa waxa uu doonayey inuu markii
hore noqdo bedalka pep guardiola.
sidoo kale uu noqdo tababaraha man city intii aanu
pep guardiola heshiiska cusboonaysiin
waxa laga hadlayey markii ay directorka lisbon ay
soo qaadeen bedalkiisa ka dhigaan pep guardiola
laakiin amorim waxa uu yidhi marna uma dhawaan inaan
manchester city macalinkeeda noqdo ee waxaan mar walba
rabay oo niyadayda ku jirtey
inaan maruun noqdo tababaraha manchester Utd sidoo kale
ma jrto inaan la hadlay director-ka manchester city
Amorim ayaa beeniyey inaanu marna doonayn markii hore
inuu noqdo bedalka pep guardiola.