Man city xalay ayey soo afjartay guuldarooyin badan
manchester city iyaduna waa ay badisay tan iyo
october markii uhoraysay xalay waxa ayna ku badisay
3-gool iyo eber.
7dii ciyaarood ee ay badin waayeen waa ay soo
afjareen.
pep guardiola ayaa saacdihii dambe sheegay in ay
dadka qaar ay leeyihhin pep guardiola iyo De-bruyn
ayaa is dagaalsan balse waxaasi waxba kama jiraan
ayaa uu yidhi guardiola.
waxa kale oo uu sheegay inuu doonayo kaliya inuu
soo fiicnaado waana sababta uu ciyaaraha qaar uu kayd
uga dhigay.
De-bruyn markii ay 31-daqiiqo ciyaartu ay maraysay
gool ayaa uu dhaliyey mid kalena waa uu caawiyey.
man-city waxa ay xalay sidaa kusoo gabagabaysay
oo ay kusoo afjartay guuldarooyin badan kadib.
Man city xalay ayey soo afjartay guuldarooyin badan akhriso maqaalka xiga MAHADSANID.