Courtois gool hayaha badbaadiyey Real sumcadeeda
Thibaut Courtois gool haya real madrid waxa xalay lagu soo
shuutay 25-shuut oo ay ciyaaryahanada liverpool
ku tuureen.
goolhayahu waxa uu ka badbaadiyey shabaga 23-shuut
waxa kaliya dhaafay 2-shuut.
ciyaartu markii hore waxa ay ku dhamaaday haafkii
hore ee ciyaarta 0:0.
taasi waxa ay ka dhignayd in ciyaaryahanda liverpool
5tii ciyaarood ee udambeeyey waxa kaliya ee ay
dhaliyeen waa 2-gool.
gool hayaha madridna waa uu ku adkeeyey in ay
gool dhaliyaan liverpool.
waxaana 2-taasi gool ka dhaliyey 2da ciyaarayahan
ee la yidhaahdo Mac allister iyo Gakpo markii
ay ciyaartu maraysay daqiiqadihii 52aad iyo 76aad
ee ciyaarta.
Courtois gool hayaha badbaadiyey Real sumcadeeda akhriso maqaalka xiga