Neymar maxaanu uciyaarin horyaalka sucuudiga maadaama
uu dhawaan kasoo gacay dhaawac uu in mudo ah saaxada
garoonada kaga maqnaa, ee uu uciyaaray ciyaarada kale.
Neymar maxaa looga joojiyey horyaalka sucuudiga
waatan sababta Neymar maxaa looga joojiyey horyaalka sucuudiga
markaasi Al-hilaal waxa ay ogayd inuu ninkan dhaawac
daran soo gaadhay hadana waxa ay shikisnaayeen goorta
uu garoomada kusoo laabanayo gabi ahaan, may diwaan gelin
oo kaalintiisi qof kale ayey ku buuxsadeen.
Kooxaha sucuudiga waxa loo ogol yahay in ay uciyaaraan
dhawr ciyaartoy oo ajaanib ah, markaa waxa ay haystaa
8-ciyaaryahan oo ajaanib ah islamarkaana wanaagsan.
Kooxda al-hilaal kuma dagdagayso in ay ciyaarsiiso neymar
markaa waxa ay is leeyihiin dhaawacii si fiican uguma uu
soo kaban sidaa awgeed waxa ay rabaan in ay dib udiwaan
galiyaan bisha january ee 2025.
oo uu markaa neymar ka qab qaato inuu ciyaaro kulamada
waa weyn, hadii aanu ciyaartoygu udiwaan gashanayn
ma ciyaari karo horyaalka sucuudiga ee suadi pro league.
One Comment on “Neymar maxaa looga joojiyey horyaalka sucuudiga”